
Allbanaadir - Allbanaadir.com
5 days ago · 1 Thumbnail youtube DEG DEG:-Cabdi Xaashi Oo Si Kulul Uga Hor Yimid Qorshaha... 12:07 2 Thumbnail youtube DEG DEG:-Muqdisho Oo Qarka u Saaran dagaal & Dibadbaxayaal Rasaas... 10:33 3 Thumbnail youtube cc Shakuur:- Farmaajo haddi uu dafiro doorka Jubaland iyo Puntland,... 09:05 4 Thumbnail youtube Daawo:-Shariif oo xujo adag hordhigay MD Farmaajo & Qorshe dagaal... 29:21 5 Thumbnail youtube ...
ENGLISH NEWS Archives - Allbanaadir.com
Mar 23, 2025 · The Somali National Government and regional states are currently deliberating extending their terms, a move that faces significant opposition from the public and various political...
NEWS Archives - Allbanaadir.com
4 days ago · Magaalooyin waa weyn oo kuyaalla dalka Mareykanka, waxaa ka dhacay dibadbaxyo waa weyn oo looga soo horjeeday hab maamulka iyo siyaasadda Madaxweyne Donald Trump.
Maxkamada G/Banaadir oo xanibaad saartay Gudoomiye degmo
Dec 2, 2024 · Qoraal ka soo baxay Maxkamada gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in codsi ka yimid xafiiska xeer ilaalinta Qaranka awgeed safarada laga xanibay gudoomiyaha. Waxaa loo heystaa Gudoomiyaha eedeymo ay ka mid yihiin fulin la’aan bareer ah oo la xiriirta amar garsoore, ku boorin dambi gelid meel fagaare ah, khalkhal gelin amni iyo inuu ka hor ...
Allbanaadir.com
2 days ago · Dowladda Shiinaha ,ayaa si adag uga jawaabtay hanjabaad cusub oo kasoo yeertay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, oo dowladda Shiinaha ugu goodiyay in canshuiur dheeraad...
Gudoomiye Amiir oo u mahad celiyey danjire Ammar Babiker
Dec 31, 2024 · Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa ugu duceeyay ummada reer Suudaan in ilaahey uu dib ugu soo celiyo Xasiloonidii iyo Dowladnimadii looga dayan jiray, isaga oo uga mahadceliyay sida dad reer Suudaan ay ugarab istaageen dad Soomaaliyeed xiliyadii adkaa ee lasoo maray.
Maxkamada G/Banadir oo beenisay war laga faafiyey Sayid Cali M.
Jan 31, 2025 · Sayid Cali ayaa waxaa xukun dil ah ku riday Maxkamada gobolka Banaadir, Maxkamada racfaanka iyo Maxkamada sare ee dalka ka dib markii lagu helay inuu i ulakac ah u gubay xaaskiisa inkastoo aan weli xukunkaas la fulin. Qoraal kooban oo ka soo baxay maxkamada ayaa sidan u qornaa:-
MUUQAALO Archives - Allbanaadir.com
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi ayaa kulan ku... Read more
Barnaamijka Nidaaminta dhulka Muqdisho oo la daahfuray
Sep 18, 2024 · Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Nidaaminta Dhulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo la adeegsanaayo Teknolojiyadda Casriga ah, si loogu gudbo dhibaatooyinka lagala kulmo Dokumentiyada warqadaha ah ee dhaliya is-qab qabsiga dhulalka.
Canshuur yaab leh oo lagu soo rogay shacabka Muqdisho
Oct 19, 2024 · Barnaamijkaan waxa uu ahaa Mashruuc ay asalkiisa waday Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Taliska NISA, waxa uuna ahaa lacag la’aan, laakiin markii uu xogtaas helay maamulka gobalka Banaadir ayaa uga hormaray oo lacagna ka dhigay.