
Cabdullaahi Macallin Dhoodaan - Doollo
“Dhoodaan waa adiib weyn, waa nin naqdiya waxa jira, gabaygiisuna ma laha waxa loo yaqaan ‘laqsiga’ sida naago ammaanka iyo jacaylka. Waa nin ka hadla dhibaatada jirta sida khiyaamada, axdi ka baxa, caddaalad la aanta, is gumaysiga, iwm. Wuxuu gabaygiisa ku muujiyaa in axdi ama ballanqaad la galay laga baxay.
dhoodaan gabaygii dhugasho - Xogwaran plus
2023年3月30日 · Gabaygan waxaa la yidhaahdaa dhugasho, waana mid ka mid ah maansooyinkii uu curiyay allaha u naxariistee abwaankii waynaa ama qaryaankii soomaaliyeed ee cabdullahi maclindhoodaan, aansadan ayaa la sheegay inuu tiriyay abwaanku markay taariikhdu ahyd 1972-dii[1] Soomaalidaan dhiidhiyay, ugu dhamaynaayey.
Gabay | Halgaad | Qaryaan Cabdillaahi Macallin Dhoodaan AHN
2022年6月11日 · Gabayga Halgaad 1979 ayuu tiriyey gabyaagii waynaa Eebbe ha u naxariistee Cabdillaahi Macallin (Dhoodaan). ...more. #Dhoodaan #gabay.
GABAYGII // LIKAACO // MAQAL & QORAAL WADA SOCDA, …
.gabay qoraal & maqal wada socda ah. waa gabaygii likaaco & cabdullaahi macallin axmed dhoodaan, ehun
Dhoodaan Gabay Dhaliil iyo Dhiiri galin huwan - YouTube
2014年1月17日 · Dhoodaan inta la xasuusan yahay waxuu tiriyay 38 gabay, oo 21 ka mid ahi galeen diiwaanka rasmiga ah ee gabayada Soomaalida.Dhoodaan waxuu 1948 ku dhashay Ba...
Mareegta raadraaca taariikhda,hidaha iyo dhaqanka - Farshaxan
Wuxuu gabaygu ka mid yahay gabayada nadir ka ah ee Dhoodaan. 1. Dalkayaga dabeecooyinkii, Eebe ugu deeqay. 2. Dulwareejis guud baan tilmaan, kugu dawaarsiine. 3. Ila daawo oo gabaygaygan waan, kugu dalxiis gayne. 4. Hanfi, dab iyo duufaano maleh, ama diraac dheere. 5. Madaayaan daruurtiyo cirkuba, waana di-i-taane. 6.
Doollo
Cajal taariikheedkii 2aad ee Cabdullaahi Dhoodaan. duubay halkan ka dhagayso isagoon dhacdo iyo gabay walba gaar ahaan kuugu soo qaddimay (dhinaca midig ee suugaanta cusubna waad ka helaysaa)
Garnaqsi - Doollo
Garnaqsi wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii. Dawladdii Maxamed Siyaad ayaa jahawareerisay ururadii gobonimo doonka ahaa ee gobolka Soomaali Galbeed ama Ogaadeenya ka dagaalamayey. Cabdullaahi Dhoodaan sida ay dawladdu u majara-habaabisay dhaqdhaqaaqyadaa in badan ayuu ka hadlay mawqifkiisuna wuu caddaa laga …
dhoodaan gabay (xuuraa baf) - xogwaranplus.com
2023年9月17日 · dhoodaan gabay (xuuraa baf) Boqolaal waxay ugu tageen, been iskaga noole . Budhcad suuqa meeraysatoo, badan kuwii raacay. Ilbaxnimadii lagu baaqyeey, baro yidhaahdeene. Bandarada asluubta leh iyagoon, wali la baashaalin. Hal bootaalaa jiita iyo, koox ba’naano ahe . Badh saaqida iyo tuug miidhan bay, baasha ka ordeene
Gabaydii ugu macaanaa ee qaryaan dhoodaan - Xogwaran plus
2022年9月26日 · Jawaabtii Dhoodaan waxay ahayd sidan Hoose, isagoo abwaanku su'aalo. u badiyey gabaygiisii. Wuxuu yidhi Dhoodaan: 1. Muqdishiyo docdaa gabay dhawaan, igaga soo duulay. 2. Gabay daallan aadna u dalfaday, oo durqumi taan leh. 3. Gabay dood abwaan loola baxay, ama durbaan dhiilo. 4. Oon kuba dareerayn xilliga, doorku yahay maanta. 5.