
Cabdullaahi Macallin Dhoodaan - Doollo
Gabayada Cabdullaahi Dhoodaan mid walba kaligii ayaa buugag laga qorri karaa. Gabay walba oo uu tiriyo abwaanku waxaa si gaar ah uga dhexmuuqda xeeldheeri, murti wacni, eray xulasho, xariifnimo, macno iyo tarkiib yaab leh oo cid lala simaa aysan jirin.
Mareegta raadraaca taariikhda,hidaha iyo dhaqanka - Farshaxan
Wuxuu gabaygu ka mid yahay gabayada nadir ka ah ee Dhoodaan. 1. Dalkayaga dabeecooyinkii, Eebe ugu deeqay. 2. Dulwareejis guud baan tilmaan, kugu dawaarsiine. 3. Ila daawo oo gabaygaygan waan, kugu dalxiis gayne. 4. Hanfi, dab iyo duufaano maleh, ama diraac dheere. 5. Madaayaan daruurtiyo cirkuba, waana di-i-taane. 6.
dhoodaan.com - Doollo
Cajal taariikheedkii 2aad ee Cabdullaahi Dhoodaan duubay halkan ka dhagayso isagoon dhacdo iyo gabay walba gaar ahaan kuugu soo qaddimay (dhinaca midig ee suugaanta cusubna waad ka helaysaa)
Garnaqsi - Doollo
Garnaqsi wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii. Dawladdii Maxamed Siyaad ayaa jahawareerisay ururadii gobonimo doonka ahaa ee gobolka Soomaali Galbeed ama Ogaadeenya ka dagaalamayey. Cabdullaahi Dhoodaan sida ay dawladdu u majara-habaabisay dhaqdhaqaaqyadaa in badan ayuu ka hadlay mawqifkiisuna wuu caddaa laga …
Dhoodaan Gabay Dhaliil iyo Dhiiri galin huwan - YouTube
2014年1月17日 · Dhoodaan inta la xasuusan yahay waxuu tiriyay 38 gabay, oo 21 ka mid ahi galeen diiwaanka rasmiga ah ee gabayada Soomaalida. ...more
Xaawo iyo Aadan - Doollo
Sida caadada gabayada Macallinka oo dhan ah, waxaa dhex yuururta gabayga xikmad gaamurtay. Xaawo iyo Aadan waa gabaygii Cabdullaahi Dhoodaan uu ku hantiyey billadda gabayga Soomaaliyeed mar halabuurka Soomaaliyeed oo dhan Mogadishu lagu tartansiiyey.
“Galaalxoor”: Dhoodaan | HIGIL
2009年1月11日 · Gabaygu ma dhinto, ee dadka ka gaabsada ahmiyadiisa ayaa isagoo nool aasa!] Daliil waxa in gabaygu nool yahay u ah gabayga soosocda ee “Galaalxoor.” Gabaygan oo maahmaahyo isku daba taxan, oo runta ku qotoma, xambaarsan ayaa waxaa tiriyey abwaanka caanka ah ee Cabdullaahi Macalin Axmed Dhoodaan.
Cabdullahi Macallin Axmed, Dhoodaan - Hoygamaansada
Dirqi gabaygu kuma fiicaniyo, waan darooryamiye Kaga dayasho door kumanoqdiyo, xaraf la doodoone Duxna kuma leh dheef lagu dalbiyo, ugu ducee ruuxe Dardarsiintu waw darantahaye, marindaygaw uroone Darsi ma aha la is baro xigmadi, way da' weyn tahaye War waa deeq Ilaahay baxshiyo, doobir gooni ahe Sidii hees la daran-dooriyiyo, koox la dananaysa Dad markuu darbuugado murtida, kuugu daadihiya ...
Dhoodaan - Wikipedia
Cabdullahi Macallin Axmed, Dhoodaan (born 1941 in Dollo Zone Died April 2013 [1]) was a Somali poet. [2] A well-known Somali poet Abdullahi Moalin Ahmed “Dhoodaan” died aged 72 in the city of Harar. He was one of the pioneers of Somali language poetry and arguably one of the greatest poets of the last century.
Doollo
Tusaale wuxuu abwaanku tiriyey Jannaayo 1970kii, Muqdisho. Gabaygan dhexdiisa wuxuu Macallin Dhoodaan ku muujinayaa afshaxannimadiisa xagga gabayga, dhaqanka, afka, fanka iyo suugaanta guud ahaanba. Wuxuu xidhiidhiyey maahmaaho Soomaali ah oo badan oo uu kasoo saaray gabay qafilan.