
Mudug24 - Hoyga Wararka Soomaaliya
Maalintii labaad waxaa Howlgalo xariir ah ay kasocdaan Degaanada Hoos yimaada Degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo looga Saraayo kooxda Alshabaab. Ciidamada Daraawiishta...
Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo …
2025年3月5日 · Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug iyo Puntland. Dagaalkaan ayaa si gaar ah u dhexmaray Beelaha Shiikhaal loobage iyo Dir kuwaas oo dagaalo hore ku dhexmareen isla deegaanka Buq qalooc Dagaalka […]
War Deg Deg ah: Dagaalo Culus oo Maantay kasocda Gobalka …
2024年12月25日 · Dagaal xoogan o marakale kabilowday deganka Jiicboor Ee Galbeedka Gobalka mudug kaas oo la isku adeegsanayo gaadiidka dagaalka. Dagaal ayaa saaka kadhacay deegaan udhow jiicboor ee galbeedka Gobalka Mudug kasoo dhexeeya labo maleeshiyo beeled oo kasoo kala jeedo Goldogob iyo Saaxo Wanaag
Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgal ka …
2025年1月13日 · Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa fiidnimadii hore ee Xalay howlgal qorsheysnaa oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay gudaha magaalada Camaara ee …
News in English - Mudug24
Mudug24 is an independent Somali News site owned by Somaliska Media Inc. Established in 2013 by Somali journalist, Mudug24 is the largest Galmudug News site Since 2013.
Mudug24 - Hoyga Wararka Soomaaliya
Mudug24 kala Soco Wararka Soomoaliya, Galmudug, Mudug, Puntland, Jubbland, Hishabeelle, Koonfurgaleed iyo Caalamka
Wararkii Ugu Danbeeyey Khasaaraha Ka dhashay Dagaalkii Saakay …
2024年6月30日 · Dagaal Saacado Badan Qaatay ayaa Saakay Aroortii Ka Qarxay gobalka Mudug Kaas oo U dhaxeeyey Laba Maleeshiyo Beeleed oo kala Daga Towfiiq iyo Afbarwaaqo. Dagaalka oo Dhexmaray Beelaha Shiikhaal iyo Dir ayaa Lasoo warinayaa inuu Ka Dhashay Khasaaro Xoogan oo kala Gaaray Labada Koox Kuwaas oo isugu Jira Dhaawac iyo Dhimasho.
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐞𝐞𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲𝐨 𝐤𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 ...
2025年1月30日 · Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa meel-mariyey Qaraarka maareynta isticmaalka khaldan ee baraha bulshada. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa lagu ansixiyey heshiisyo ku saabsan amniga internerka iyo ...
Yaa Hogaanka Haaya Doorashada Soomaaliland Musse mise Cirro?
2024年11月14日 · Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheikh Cali (Jifojabsade), ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay colaad ka dhex abuurayso Puntland iyo Galmudug, isagoo sabab uga dhigay diiwaan gelinta ay
Wararka Maanta Archives - Page 3 of 1463 - Mudug24
Mudug24 is an independent Somali News site owned by Somaliska Media Inc. Established in 2013 by Somali journalist, Mudug24 is the largest Galmudug News site Since 2013.