
Cali-Dhuux Aadan - Doollo
Goormaan rag baa kaa dhergaye dhidibka kuu qaaday? Kacoo dhididka rida waa intaad dhimanba weydaane! Gabaygii 6aad. Gabaygani waa kii ugu dambeeyey silsilada ee Cali oo bilaabay uu kusoo af-jaray. Wuxuu yidhi:
Hoyga Suugaanta
The largest online collection of Somali poetry
Doollo
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii Salaan Carrabeey ee Guba 2 Haadaaqsi gabay waaya dheer haansa ma lahayne Hiirtaanyo godobtaan ku nacay hibashadiisiiye Hawaala warran mooyee si kale wawga haayiraye Goortaan hammiga gaabsadaa layla hiishadaye Hadba nin igu haansaday anow hela jawaabtiise Dhaaxaan mid hanaqaad is biday so hoggaan baraye Tixdaan hiddiyo haaneedsigaan hoodo ...
Doollo
The largest online collection of Somali poetry Gabayadii Qamaan Bulxan ee Guba 2: III Gabaygii 1aad Caliyoow dabuubtaadi gabay daayinkaa wadaye Dabaylaha xagaagee dafliyo daafigaa sidaye Noo dooji doogiyo sidii dararta xolaaye Diirkiyo laftuu xulay hadduu hadal wax daaweyne Dadkana uma sinnee reer tolkay dacar ku nooleeye Anna waan ku diirsaday Ilaah derajo siiyoowe Daaraan garbaha qoon hulaad ...
Hoyga suugaanta
Waxa xusid mudan in aan Soomaalidii hore gabayga iska marin jirin ee la dhawri jireen munaasabad iyo mansab ku habboon si ay dhaxalgal u noqoto. Soomalida gabayda waxa …
Gabay - Wikipedia
Gabayguna waa la mid oo wuxuu leh yahay luuq u gaar ah oo marka dhawaaqa u horreeya la maqlo la garanayo waxa soo socdaa in uu yahay gabay. Waase ay dhacdaa, siiba waqtigan casriga ah, in gabayga luuq la’aan la mariyo.
Yaxye Xassan Aadan: Gabayadii Guba. - Blogger
2017年2月2日 · Goorey muddo ka soo wareegatay, wuxuu Cali-Dhuux Aadanraaciyay gabay ah: "Doqonkii Ogaadeen ahaa, Doollo lagaqaadye". Tixdaasna, waxay furtay Silsiladdii GabayadiiSaddexgeesoodka Ahaa ee GUBA.
Golaha Bahdiid: Gabayadii Guba oo dhamaystiran. - Blogger
2009年12月30日 · ay wax ka dhiman yihiin oo intaa eeyan ku dhammayn, ama in maansayahanno ka qaybqaatay la xusinnin. Labaatankakan gabay, waxaa uruuriyey oo giraan ku duubay Gabyaa Jaamac Kediye Cilmi. Waxaa giraanta ay ku duubnaayeen gabayadu ka qoray Maxamed Ismaaciil "Bari-Bari", 1991. Silsiladda Guba, waxaa bilaabay Cali-Dhuux Aadan oo Harti, Dhulbahante ahaa.
MURTI SOMALIYEED GABAYO QORAAL AH – GalmudugPost
2016年11月16日 · Ismaaciil goortuu shimbirkii qayladiisii ka yaabay, wuxuu kula hadlay gabaygan. Gabaygu aad iyo aad ayuu u miro wanaagsan yahay, Soomaalida intooda gabayada jeceli way maqleen, Waa gabay qiimo badan, Marka Ismaaciil wuxuu yidhi: Gorgorkiyo dhurwaagii laftaad galayax mooddaaye. Gaagaabso oo aamu yaan gaar lagaa qabane!!!
GUUBAABO: Gabay Cusub - Dec 2008 - SOMALITALK
Gabayga Guubaabo wuxuu soo baxay 27-11-2008, wuxuuna ku saabsanyahay marxaladda cusub ee uu galay halgankii joogtada ahaa ee u dhaxeeyay dulmiga duullaanka ah iyo xaqa difaaca ah.